• info@nasiriyonasiib.com
  • +61474835624

Nasiib ma leedahay

Ka adeego tobanka dukaan ee kuu muuqdo kadibna ku guuleyso abaal marino qaali ah oo u dhaxeeyo 20$ ilaa 20,000$ Tijaabi nasiibkaaga oo ka faaideyso barnaamijkaan xiisaha badan ee uu kuu fududeynayo musharax Madaxweyne Mudane Nasir Ige.

DUKAAMAHA ISBUUCA

Dukaameyso oo ku guuleyso lacago

DUKANKA CUNTADA BARWAAQO

Dukanka Cuntada Barwaaqo wuixuu ku yaalaa isgoyska number afar waxaa kala xiriiri kartaa numberkan 615576757

ABDI ISLOW SHOP

ABDI ISLOW SHOP wuxuu ku yaalaa degmada xamar weyne wixii faahfaahin dheeri ah waad nala soo xiriiri kartaa...

DUKANKA WARSAME AL FAKHER

DUKANKA WARSAME AL FAKHER wuxuu ku yaallaa wadada Maka Al Mukarama qaasatan isgoyska dabka wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir 618966227

YABARKA-SHOP

YABARKA-SHOP dukaankan wuxuu ku yaalaaa Tabelaha jacelka wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir 617661100

BARAXOW SUPERMARKET

BARAXOW SUPERMARKET waa Super Market aad u weyn wuxuu ku yaallaa isgoyska Sanco wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir

CIILTIRE BUSINESS SIINEY

CIILTIRE BUSINESS SIINEY wuxuu ku yaallaa Isgoyska Siinaay wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir

CADNAAN SHOP

CADNAAN SHOP waa dukaan weyn oo ku yaallo magaalada Muqdisho qaasatan Howl-wadaag

ONKOD SUPERMARKET

ONKOD SUPERMARKET waa Supermarket weyn oo ku yaalo magaalada Muqdisho qaasatan Foroloonso wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir 615252328

SHIIKH CABDI SHOP

SHIIKH CABDI SHOP waa dukaan weyn oo ku yaalo magaalada Muqdisho qaasatan xaafada Boondheere wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir 618952125

NASIR IYO NASIIB

Raac tallaabooyinkan si aad u noqoto guuleyste

NASIIBKAAGA

Ugu horeyn waa inaa tijaabisaa nasiibkaaga si aad ugu guuleysato abaalmarino lacageed oo aad u badan

DUKAAMEYSI

Ka dukaameyso 10ka dukaan oo aan isbuuc walbo soo dhigno bogeena Nasir iyo Nasiibkaaga

RASIIDKA

Rasiidka aad ku dukaameysatay hakuu ahaado mid qaas ah, si toos ah noogu soo dir dukaankaa ka adeegatay ioyo numberkaaga

XIRIIR TOOS AH

Waa inaa anaga si toos ah noola soo xiriirtaa marka aan hubino adeegaaga anagaa kusoo jawaabeyno

JAWAABTEENA

Markaa jawaabteena heshid udiyaar garow nasiibkaaga wuxuu ku siiyo

KU DHAWAAQIS

Ugu danbeyn waxaa lagu dhawaaqayaa guuleystayaasha si toos ah barnaamijka oo usocdo..

150

Projects

300

Reviews

250

Clients

120

Awards


FREEQUENTLY ASKED QUESTIONS

Dhamaan dukaamada aan soo dhignay boggeena waad ka adeegan kartaaa.

Haa, isbuuciiba toban dukaan ayaa la soo dhigaa laga bilaabo sabdi ilaa jimco

Soo buuxi Form-ka soo dir rasiidka, magacaga, numberkaaga, dukaanka ka adeegatay magaciisa.

Waxaa jiro doono in isbuuc walbo hal mar si live ah loo sameyn doono barnaamijka Nasir iyo Nasiib

Hadii uu barnaamijka tooska ah ku dhaafo guuleystahana tahay waa lagu soo wici doonaa.

Bixi 0.5 si aad ugu qeyb qaadatid

LATEST NEWS

All our latest news are listed below

Do you want to get our quality service for your business?